Gobollada

Maleeshiyada Shabaab oo qasaare xoogan lagu gaarsiiyay dagaal ka dhacay Gedo

Gedo(SNTV)-Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegayaa in dagaal u dhexeeya Ciidanka Xoogga Dalka iyo Maleeshiyaad ka tirsan koxda Naflacaariga ah ee Alshabaab,gelinkii dambe...

Shirka wadatashiga dib u eegista sharciga socdaalka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho

Furitaanka Shirkaan oo la xiriiray dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya, waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka socday dowlad-goboleedka Hirshabelle, Agaasimeyaal, iyo kusimaha ahna...

Shirka waxbarashada ee lagu qabtay magaallada dhusamareeb oo war murtiyeed laga soo saaray

Waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud lagu soo gaba gabeeyay shirkii Wasaaraddaha Waxbarashadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee...

wasaarada arimaha gudaha oo tababar u furtay bulshada ku nool deeganada Gobalka Bakool

Tababarkaan ayaa loo qabtay, qeybaha bulshada ee magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bokool,oo ay ku jiraan Golaha deegaanka degmadaasi, iyadoo oo ay si wadajir...

Qoysaska Barakacyaasha ee ku nool degmada Doloow oo helay xarumo waxbarasho

Dugsiyada waxbarashada ee Degmadda Dolow soomaaliya ayaa intooda badan waxaa wax ku barta Arday ka soo jeeda Qoysas Danyar ah oo isugu jira kuwo...

Ugu Akhris Badan