Garsoorka

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo Kormeeray dhismaha Xabsiga Guud ee Muqdisho oo La Dhamaystiray

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ay wehliyaan taliyaha ciidanka asluubta, xeer ilaaliyaha qaranka iyo wasiirka...

Askar dhac iyo dil geysatay oo la xukumay.

Muqdisho (SNTV)- Eedeysanayaal Dable Xoogga Xasan Maxamed Cabdulle iyo Dable Xoogga Maxamed Cadaan Cigale ayaa loo heystaa in ay dileen Marxuumiin Saciid Jaamac Cabdi...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo amartay in Xabsiga dhexe lagu hayo Eedeysane u dhashay UK.

Muqdisho (SNTV) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa amaratay in xabsiga dhexe ee Xamar lagu sii hayo Antony Thomas oo ah 48 sani jir u dhashay...

Sarkaal  Xaaskiisa  dilay oo la xukumay

Muqdisho (SNTV)- Xidigle NISA  Maxamed Cabdiraxmaan Cali ayaa loo heystaa dilka Marxuumad Sacdiyo Khaliif Faarax oo aheyd Xaaskiisii hore, dilkaas oo ka dhacay degmada...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim 

Muqdisho (SNTV)-Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo heystaa dilka  Marxuum  Ex, Alifle Boliis Salaad Xasan Maxamed dilkaas oo ka dhacay Ex, Kontorool...

Ugu Akhris Badan