Garsoorka

Maxkamadda Sare oo xukunno kala duwan ku riday laba askari.

Muqdisho (SNTV)- Sedax Alifle Boliis. Cali Mahdi Maxamed iyo Tahliil Cali Maxamed ayaa loo xiray  dilka Marxuum  Ex Kormeera Sedaxaad Boliis.  Xasan Aadan Ibraahim,...

Sarkaal qori  Dhashiika ah ku dilay  qof rayid ah  oo la xukumay

Muqdisho (SNTV)- Laba xidigle xoogga dalka  Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Kumbud) ayaa loo  heysta in uu dil bareer ah u geystay Marxuum Dayax Iimaan Xasan ...

Garsoorayaashii uu Magacaabay Madaxweyne Farmaajo oo la dhaariyey

Muqdisho December 29 (SNTV):- Garsoorayaashan ladhaariyey waxaa soo magacaabay dhawaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” waxaana ay kamid noqonayaan...

Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir oo kormeeray Maxkamadaha Degmooyinka Dayniile iyo Warta nabada

Muqdisho (SNTV) Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Maxkamadaha Degmooyinka Dayniile Iyo Warta Nabada. Garyaqaan Abshir Cumar...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkamadda Sare

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkmadda Sare ee dalka, keddib soojeedin ka...

Ugu Akhris Badan