Caalamka

“DOORASHADA TURKIGA” -Qalinkii:- Mustafa Maxamed Cali Caadle

1. Waa doorashadii ugu horraysay oo hal maalin la isla dooranaayo xildhibaannada iyo madaxweynaha Turkiga, sida uu nidaamka cusub qabana hadda kadib hal mar...

Taxanaha Taariikhda Maamlmaha Xorriyadda Soomaalida (Maqaal)

Maadama ay nagu soo fool leeyihiin Todobaadka Xoriyadda Soomaaliyeed ayaan waxaan door bidnay inaan xasuusinno Ummadda Soomaaliyeed taariikhda halgankii Xornimo doon iyo goortii ay...

Faa’iidooyin iyo Talooyin Muhiim u ah cunooyinka Ramadaanka

marka hore waa maxay Soon?, Soonku waa tiirka afaraad ee shanta tiir ee Islaamka, wuxuuna ka mid yahay cibaadooyinka kuwa ugu fadliga badan. Sharciguna...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna la dheelmiyay, iyadoo habeenkaas, Shanta Salaadood ee Fadliga ah oo Ilaaheey (Swt) soo faray Rasuulkiisa...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu soo koobi karo qoraal ama dhowr maqaal, waxaa laga qoray kutub aad u waaweyn, hadabba...

Ugu Akhris Badan