Caalamka

1-da Luulyo “Maalintii Guusha”

Ummad walba oo dunida ku nool waxay leedahay maalmo ay si gaar ah ay u maamuusaan isla markaana ku weyn quluubtooda, kuwaasi oo ku...

Mukhtaar Rooboow & Al-shabaab waa laba is diiddey (War-bixin)

Kooxda Al-Shabaab saddexdii sanno ee u dambeysay waxaa ku dhacay burbur siyaasadeed iyo mid hoggaaminneed ama ciidan kaddib dilkii hogggaamiyahoodii Axmed Godane oo dhacay...

Shacabka Jabuuti oo maanta u dabaal dagaya sanadgurada 40-aad ee xornimada dalkaasi,

Dadka reer Jabuuti waxa ay kamid yihiin shucuubta Afrika ee halganka u soo galay sidii ay u noqon lahaayeen dad xor ah oo leh...

Ma kuu muuqdaan waddooyin loo isticmaalay bullaacado iyo qashin-qub?

Dadnimo wanaagsan waxaa la helaa ama ay imaan kartaa marka  qof , qoys ama umad ay garato in la dhowro deegaanka ,lagana hortago wax...

(Faallo) Xukuumadu weey ku shaqeyn kartaa miisaaniyad ku saleysan dakhliga gudaha

Waa qasab in dowlad kasta ay ku dhaqaaqdo barnaamijyo Maaliyadeed oo aasaas u ah keydinta  dhaqaalaha ka soo xerooda bulshada ay maamusho iyo kuwo kale...

Ugu Akhris Badan