Benaadir

Akhriso: Isku-aadka tartanka degmooyinka 2020-ka.

Tartanka kubadda cagta ee degmooyinka gobolka Banaadir oo sannad kasta mar la qabto ayaa isku aad-kiisa la shaaciyay waxaana degmooyinka tartankaasi ciyaari doono lagu...

Madaxweynaha Glamudug oo hortagay Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare.

Madaxweynaha Galmudud mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta hortagay Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare BFS, kadib kulan gaar ah oo lagu...

Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan sagootin ah u sameeyay Naadiga Dowladda Hoose+Sawirro.

Maamulka gobolka banaadir ayaa kulan sagootin u sameeyay naadiga Dowladda hoose ee xamar oo safar Isboorti ugu amba-baxaya magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka...

Madaxweyne Lafta Gareen oo la kulmay Taliyaha ciidanka Xoogga dalka.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur-Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Generaal...

Taliyaha Asluubta oo tabobar usoo xeray ciidamo ka tirsan taliskaasi [sawiirro]

Munsabad tabobar loogu xerayay dufcaddii 1-aad ee ciidamo ka tirsan Asluubta isla markaana tabobar kale loogu furay dufcadii 2-aad ee  ciidamada Asluubta, ayaa waxaa...

Ugu Akhris Badan