Benaadir

Wasiirka Maaliyadda Galmudug oo xariga ka jaray xafiis ka shaqeynaya uruurinta canshuuraha [sawirro]

Wasiirka maaliyadda Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka daah-furay Xafiiska dakhliga Caasimadda oo ka shaqeynaya soo uruurinta iyo xisaabinta dakhliga Canshuuraha waana...

Taliska Booliiska Dhuusamareeb oo ka war bixiyay Nin lagu dhaawacay magaaladaasi.

Taliska Ciidanka Booliska magaalada Dhuusamareeb ayaa faah faahin ka bixiyay qof fal dhaawac ah oo xalay gudaha magaaladaas loogu geystay Nin shacab ah kana...

Munaasabad lagu maamuusayay maalinta caalamiga ee dalxiiska oo lagu qabtay Muqdisho.

Boqolaal dhalinyaro ah xubno katirsan goleyaasha kal duwan ee dowladda Ganacsato iyo marti sharaf kala duwan ayaa kasoo qeyb-galay xaflad ballaaran oo lagu maamuusayay...

Maamulka Gobolka Banaadir oo ugu baaqay bulshadiisa in ay canshuur bixiyaan si dib loogu celiyo adeeg wanaagsan.

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Axmed Xassan Iimaan ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo looga hadlayey dar-dargelinta, sare u...

Fatahaadihii Baladweyne oo sanadkan ka hooseeya sanadkii hore.

Sanadihii uga dambeeyay waxaa si is daba joog ah u dhacayay fatahaadda Webiga shabeelle uu ka geysanayo magaalada Baladweyne. Waxaana ay fadahaaddaas saameyn dhinacyo...

Ugu Akhris Badan