Benaadir

Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Guddiyada doorashooyinka dalka

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay gudiyada hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed iyo heer federaal, guddiga xalinta khilaafadka iyo xubnaha Jubaland...

Wasiirka warfaafinta Galmudug oo sheegay in khasaare culus Al-Shabaab lagu gaarsiiyey Camaara

Wasiirka warfaafinta Galmudug  Axmed Shire Falagle ayaa faahfaahin ka bixiyey weerar ku bilaawday qaraxyo ismiidaamin ah oo Al-Shabaab ay waaberigii hore ee saakay ku...

Ciidanka xoogga dalka oo ka hortegay weerar ay Argagixisadu ku qaaday Camaara

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa ka hortagay weerar ay saakay argagixisada Al-Shabaab ku qaadeen Saldhiga Ciidanka Xooggu ku leeyihiin magaalada Camaara ee Koonfurta Gobolka...

Galmudug oo digniin adag u dirtay kooxaha isbaarooyinka dhigta

Wasaarada amniga Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa digniin ka soo saartay Jid-gooyooyin loo dhigto baabuurta Ganacsiga deegaanada Hoos yimaado Caabudwaaq iyo nawaaxigeeda. Wasaarada amniga ayaa laamaha...

DF iyo maamulka G/Banaadir oo soo saartay digniin ku saabsan fulinta barnaamijyada Udxiyada

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee xukuumadda Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray awaamiir ku socota bulshada reer Muqdisho inta lagu guda...

Ugu Akhris Badan