Benaadir

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan aaladda fogaan arragga kula qaatay Wakiilka Sare ee Hay’adda UNHCR “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta habka fogaan arag ah kulan kula qaatay Agaasimaha Gobolka ee Bariga, iyo Geeska iyo...

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan sagootin ah usameeyay kooxda kubadda cagta Galmudug+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa kulan sagootin ah ugu sameeyey xarunta madaxtooyada Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb xulka kubadda cagta Galmudug oo dhawaan...

Dhallinyarada Gobolka Mudug oo dhireyn ka billaabay deegaanno ka tirsan Gobolka+(SAWIRRO).

Dhallinyarada gobolka Mudug ayaa bilaabay Barnaamij wacyi galin iyo sidoo kale Dhir beeris taasoo qeyb ka ah Hormarinta Deegaanka. Guddoomiyaha Ururka dhallinyarada Jiildhis Madar Axmed...

Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo tayeyneysa adeegyada isbitaalka Cadaado+(SAWIRRO).

Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug ayaa iyadoo ka duuleysa baahiyaha caafimaad ee ka jira magaalada Cadaado waxey isbitaalka guud ee Cadaado keentay dhaqtar u...

Tartan orod ah oo lagu xusayay maalinka dadka naafada oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo+(SAWIRRO).

Munaasabadaan Oo Ay Soo Agaasintay Wasaarada Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug Isla Markaana Qeyb Ka Ah Munaasabadaha Lagu Maamusayay Maalinta Naafada Aduunka Oo Ku...

Ugu Akhris Badan