Benaadir

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Itoobiya MogamedRafie oo Muqdisho yimid.

MUQDISHO-JUUN-5-6-2022-:Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Itoobiya MogamedRafie Abaraya ayaa Goordhow ka  soo dagay Garoonka Aadan Cabdulle halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen Wasiiru...

Taliyihii hore ee qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Janaraal axmad Tareedisho oo bogaadiyey howlgalkii dadka is abaabulay ay ku dileen Xubno katirsan Argagixisada...

MUQDISHO-JUUN-5-6-2022-:Taliyihii hore ee qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Janaraal axmad Tareedisho ayaa ka hadlay weerarkii ay dhawaan dadka degaanka ay ku qaadeen xubno...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Dhexe oo ka deyriyey Xaalada nolasha shacabka ku nool gobolkaas oo gacanta ay ku hayaan Argagixisada Al-shabaab.

MUQDISHO-JUUN-5-6-2022:-Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Dhexe ee Maamulka Jubbaland Haajir Bile Sugaal ayaa sheegay in xaalad liidato oo dhanka nolasho ah ay ka jirto degaano iyo...

DAAWO:Maamulka degmada Mahadaay oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala soo gaaro.

MUQDISHO-4-6-2022-Maamulka degmada Mahadaay ee Gobolka Shabelleda Dhexe  ayaa  ku baaqay in gurmad deg deg ah lala soo gaaro dadka ay saameynta ku yeesheen abaaraha...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta dib ugu Soo noqday Magaalada muqdisho.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dib ugu Soo noqday Magaalada muqdisho kadib safar shaqo...

Ugu Akhris Badan