Benaadir

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir oo sheegay in ay u baahanyahiin caddeymo dheeraad ah si cadaaladda loo gaaro

Maxkamadda gobolka Banaadir oo maalmahii lasoo dhaafay ku mashquulsaneed dhageysiga dacwada loo haysto muwaadiniin uu xafiiska xeer ilaaliyada Qaranka kusoo eedeeyay howllo Musuq-maasuq iyo...

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle iyo Wafdi hogaaminayo oo loogu soo dhoweeyay degaanka Nuur-dugle

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi  hogaaminayo oo maanta gaaray degaanka Nuur-dugle ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaas. Madaxweynaha oo ay...

Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar galinta Amniga Caasimadda.

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar-gelinta amniga caasimadda iyo sidii looga feejignaan lahaa dhagaraha...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Ciidanka ayaa kusii siqaya Galhareeri iyo Ceel-buur

Madaxweynaha JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in labada degmo ee ka maqan Galmudug ay si kama dambays ah uga bixin doonaan gacanta...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo bogaadiyay howlgallada ka dhanka ah khawaarijta ee ka socdo degaannada Hirshabeelle

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa bogaadiyay howlgallada Ciidanka Xoogga Dalka, iyo Ciidamada dib u xoreynta deegaanka ay ku xoreeyeen Degmada...

Ugu Akhris Badan