Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo meel mariyay Hindise Sharciyeedka Waddo-Marista
Madaxweynaha DDowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Hirshebeeelle.
Shirka Golaha Wasiirada ayaa caawa looga hadlay Arrimaha amniga,...
Duqa muqdisho oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shir gaar ah oo ku saabsan dardar gelinta Sugida amniga...
Madaxweynaha Galmudug oo aqalka madaxtooyadda ku qaabiley wafdi uu hogaaminaayo wasiirka waxbarashadda dfs
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa aqalka madaxtooyada Dowladda Galmudug ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare...
Lataliyaha madaxweynaha ee dhanka xakameynta hubka sharci darada marwo mako maxamuud mouse ayaa galmudug...
Lataliyaha Madaxweynaha ee dhanka Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci darrada ah ee Soomaaliya Marwo Makko Maxamuud Muuse ayaa Baarlamaanka Dowladda Galmudug ugu hambaleyeysay ansixinta sharciga...
Wasiirka Waxbarashada Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ay wehliyaan wasiirada waxbarashada ayaa goordhaw gaaray...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ay wehliyaan wasiirada waxbarashada dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka ayaa goordhaw gaaray Magaalada...
Shir looga hadlayo Taabba gelinta nidaamka Dowladnimada loo-dhanyahay oo Dhuusamareeb ka furmay.
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka furay Shir looga hadlayo Taabba gelinta nidaamka Dowladnimada loo-dhanyahay oo ay...
Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland ka furmay Shirka...
Shirkaan waxaa si wada jir ah u daahfuray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Wasiirka Qorsheynta XFS Cabdiraxmaan Beenebeene.
Waxaa ka qeybgalaya shirkaan...
Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay xarunta Qaramada Midoobay ee Dhuusamareeb
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo ku xigeenka erygeyga gaarka ah ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho ayaa si...
Shirka Golaha wasiiradda Hirshabeelle oo looga hadlay howlgalada lagu ciribtirayo Kooxda khawaarijta
-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada ee Dowladda Hirshabeelle oo diiradda lagu saaray wajiga labaad ee dagaalka...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo daah-furay imtixaanadka Dugsiyada Dhexe ee Gobalka Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa si rasmi ah u daahfuray qaadista imtixaanaadka Dugsiyada Dhaxe ee Gobolka...