Benaadir

Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS oo Dhuusamareeb ka wada abaabulka duullaanka.

Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud, ayaa magaalada Dhuusamareeb ka wada abaabulka duullaanka dowladdu ay horumuudka ka tahay ee lagu...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baahinaya boosas ka banaan Xeer ilaaliye iyo Kaaliyayaal.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baahinaya boosas ka banaan Xeer ilaaliye iyo Kaaliyayaal. Halkaan ka aqriso sharuudaha shaqada Xeer ilaaliyaha Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud...

Bankiga dhexe oo laan ka furanaya Galmudug

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa si diirran loogu soo dhooweyay magaala madaxda dowlad goboleedka Galmudug ee dhuusamarreeb. Socdaalka guddomiyaha ayaa daarran...

Duqa muqdisho oo digniin u jeediyay dadka ka macaasha gargaarka loogu tala galay barakacayaasha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane , Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa shir guddoomiyay Shirka Madasha Xiriirinta Gargaarka ee Gobaalka Banaadir oo...

Duqa Muqdisho oo furay shir weynaha caafimaadka Caasimadda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ana Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay shir weynaha caafimaadka Caasimadda oo sanadkii laba mar la qabto,...

Ugu Akhris Badan