Benaadir

Wariyaal ku dhaawacmay qarax ka dhacay Duleedka Magaalada Baladweyne

MUQDISHO-JUUN-27-6-2022-:Khaalid Maxamuud Cusmaan (Ilkacase) oo ah agaasimaha Idaacadda maamulka HirShabeelle ee Gobolka Hiiraan iyo Weriye Cabdikariin Shabeelow oo ka mid shaqaalaha Telefishinka HirShabeelle ayaa...

Xarunta gobolka Mudug ee galmudug oo dib u dayactir lagu sameeyey

Muqdisho-Juun-26-6-2022:Munaasabadan oo Daah fur u ahayd Dayactirka iyo Dib u hagaajinta Xarunta Maamulka Gobolka Mudug Ayaa waxaa ka qeybgalay xubnaha labada Golle dowladda Galmudug,...

Madaxweyne Ahmed madoobe oo gaaray Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray magaaladda Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose halkaasi oo dhawaan golaha wasiirada maamulkaasi ay...

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, marti sharaf iyo qeybaha bulshada oo ka qeybgalay xuska 26 June oo Muqdisho lagu qabtay

MUQDISHO-JUUN-26-6-2022-:Munaasabad balaaran oo lagu weynayey 26 juun oo ah maalin ku weyn Ummada Soomaaliyeed waana taariikh ku xusan xiligii Gumeestaha Ingiriiska laga saaray gobolada...

Shir ku saabsan Amniga Puntland iyo Galmudug oo Lagu Qabtay Deegaanka Gobsho ee Gobolka Mudug.+SAWIRO”.

Kulan looga hadlayay Amniga ayna Goobjoog ka ahaayeen Masuuliyiinta Galmudug, Puntland iyo Saraakiisha Ciidanka oo lagu qabtay Deegaanka gobsho ee Gobolka mudug. Kulankaan oo looga...

Ugu Akhris Badan