Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, marti sharaf iyo qeybaha bulshada oo ka qeybgalay xuska 26 June oo Muqdisho lagu qabtay

Date:

MUQDISHO-JUUN-26-6-2022-:Munaasabad balaaran oo lagu weynayey 26 juun oo ah maalin ku weyn Ummada Soomaaliyeed waana taariikh ku xusan xiligii Gumeestaha Ingiriiska laga saaray gobolada Waqooyi  sidoo kalana ah markii ugu horeysay oo dhul Soomaaliyeed laga taago Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya 26/June/1960 ayaa xalay lagu qabtay xarunta gobolka Banadir ee fiisha gubeerno.


Xafldaan waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha labada aqal ee Golaha shacabka iyo aqalka sare, Raisulwasaraha dalka Hamse Abdi Barre ,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish),  saraakiisha Ciidamada qalabka sida iyo mas’uuliyiin kala duwan ayaa si weyn usoo buux dhaafiyay barxada xarunta gobolka Banaadir.

 

Dadweynihii goobta ku sugnaa oo ay ka muuqatay dareen faraxadeed ayaa gacanta kusitay Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya halka qaar kale ay ku labis naayeen dareesya ka turjumaya astaamaha Qaranka si ay muujiyaan qiimaha ay lee dahay 26-ka Juun.

WARBIXIN DHAMEESTIRAN DHAGEYSO.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii kaalinta 1-aad ka galay Imtixaanka Dugsiyada Sare.

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GUUD EE GOLAHA SHACABKA.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Ciidanka Xoogga oo Fashiliyey Weerar Argagixisadu Saaka ku Qaadday Baydhabo

17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerar ay...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...