Benaadir

Shir weynihii wadatashiga ee nabadgeliyada iyo horumarka caasimadda oo dib u dhac ku yimid

Mudane Taabid Cabdi Maxameed Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa  ku faah fahiyay dib...

farriin ka timid duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed

Anigoo ku hadlaya magaca maamulka gobolka Benaadir iyo dowladda hoose ee Muqdisho, waxaan dhammaan ummaada Soomaaliyeed ee dunida dacalladeeda kala jooga, Muqdishaawiyiinta, Saaxiibadeenna gobolka...

Guddoomiye Thaabit oo la kulmay Culimada Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa xalay wuxuu kulan la qaatay Culimada ku nool Magaalada Muqdisho. Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa...

Madaxwaynaha Maamulka Hirshabelle oo amar ku bixiyey Hawlgal lagu ciribtirayo Maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Degaano hoos taga gobolka Shabellaha hoose oo ay hawlgalo ka sameyeen Ciidaanka Xogga Dalka ayaa waxaa uu Dagaal ku dhexmaray Maleeyshiyaadka  Al-Shabaab. Hawlgalkasi ayaa lagu...

Guddoomiye Taabid oo dhiirogelin u sameeyey ciidamada sugaya amniga Caasimadda

Taabid Cabdi Maxamed Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa uu ku meer ku tagay saldhigyo ay ka howlgalaan ciidamada ammaanka,kuwaasi...

Ugu Akhris Badan