Shir weynihii wadatashiga ee nabadgeliyada iyo horumarka caasimadda oo dib u dhac ku yimid

Date:

Mudane Taabid Cabdi Maxameed Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho oo maanta shir jaraaโ€™id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ย ku faah fahiyay dib u dhaca ku yimid shirkii wadatashiga looga hadli lahaa nabadgeliyada iyo horumarinta Gobolka Banaadir.

Guddoomiye Taabid ayaa sheeagay in sababo farsamo darted uu u baaqaday Shirkii Wadatashiga Nabadeynta iyo Hormarinta Gobolka Banaadir oo lagu waday in 7da bishan uu ka furmo magaalada Muqdisho,kaasi oo horey uu ugu dhawaaqey Duqa Muqdisho..

Wuxuu sidoo akle shirkiisa jaraaโ€™id ku sheegay in maamulka Gobolka Banaadir uu dib ka soo sheegi doono waqtiga uu dhacayo shirkaasi wadatashiga ah.

Mudane Taabid Cabdi Maxamed Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa dabayaaqadii bishii December shaaciyay in 7 bashan ;la qaban doono shirweyne looga hadlayayo nabadgeliyada iyo horumarka caasiamadda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...