Benaadir

Guddigii Aqalka sare uu udiray Galmudug oo gudoonka golahaas ku wareejiyay Xogtii ay soo uruuriyeen

Muqdisho September 24 (SNTV);-Guddoonka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxay xogtii ay Maamul Gobolleedyada ka soo...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuna kula duwan ku riday lix eedeysane oo midi maqan yahay.

Beledweyn (SNTV)- Lixda eedeysane ayaa soo abaabulay weerar ay dad shacab  ku dhinteen 28-ka bishii tegtay iyagoo gacan siinayay  Mahad Xuseen Shiidow oo maalin...

Madaxweyne Farmaajo oo shir degdeg ah isugu yeeray madaxda Galmudug

Muqdisho September 22 (SNTV);- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed...

Wafdiga Aqalka sare oo Odayaasha dhaqanka iyo Ururka Haweenka kula kulmay magaalada Kismaayo. ‘Sawirro’

Jimco 21, September 2018 Muqdisho (SNTV) Wafdiga Golaha Aqalka sare ee ku sugan magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa la kulmay Odayaasha dhaqanka...

Guddigii golaha Aqalka sare uu u diray Galmudug oo la kulmay qaybaha kala duwan ee Bulshada

Muqdisho September 20 (SNTV):-Guddi ka kooban xubnaha Aqalka sare ee kasoo jeeda maamul Goboleedka Galmudug oo dhawaan gaaray Dhuusa-mareeb ayaa kulan la qaatay qaybaha...

Ugu Akhris Badan