Benaadir

Hay’adda Qatar Charity oo kafaalo qaaday nololsha 350 kamid ah agoonta qarixii Soobe

Muqdisho (SNTV) Caruurtan oo tiradoodi gaaraysa ilaa 350 ayaa kamid ah boqolaal caruur ah oo ku agoontoobay qarixi 14 Oct ka dhacay Isgoyska Soobe,kuwaasi oo ay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka oo dhagax dhigay Xarunta Tiyaatarka Qaranka

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Maddadaalada Qaranka. Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Qaranka Cabdinuur...

Taallo lagu xasuusanayo xasuuqii 14-kii October oo laga dhisay Isgooska Soobe

Muqdisho (SNTV):-Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa taallo xasuus ah ka taagtay Isgoyska KM 5 oo ah goobtii uu ka dhacay weerarkii argagaxiso ee xasuuq...

Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka Benaadir oo xalay kormeeray qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka Benaadir “SAWIRRO”

Muqdisho, Khamiis 11, 2018 (SNTV) Kormeer  uu Gudoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ku tagay xarunta Degmadda Hiliwaa, Saldhigga Booliska,...

Duqa Muqdisho “Waa in loo midoobaa dagaalka Argagixisada iyadoo maskaxdeena ay weli ka guuxeyso falkii argagaxisada ahaa ee 14 kii Octoober”

Muqdisho October 10 (SNTV):-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay munaasabad ay qeybaha bulshada Gobolka...

Ugu Akhris Badan