Benaadir

Taliyaha Qeybta 21-aad ee CXD oo sheegay in ay Wadaan Howlgallo Ka dhan ah Argagaxisada Al-shabaab ‘Sawirro’

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliyaha Ciidammada AMISOM qeybta Hiiraan Oo Dhuusamareeb Kulan ku yeeshay...

Maamulka Gobolka Banaadir oo daryeel Caafimaad u sameeyey Agoonta Booliska

Waaxda Caafimaadka Dawladda hoose ee Xamar ayaa daryeel Caafimaad u sameysay Carruurta agoonta Booliska Soomaaliyeed. Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamed Maxamuud...

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo madaxda Qatar Charity oo wada jir xarigga uga jaray qeyb cusub oo lagu kordhiyay Isbitalka Deyniile

Munaasabad kooban ooo xariga looga jarayay xarunta cusub ee hooyada iyo Dhallaanka oo lagu kordhiyay isbitalka Deyniile ee Muqdisho waxaa ka qeybgalay wasiirka caafimaadka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb. {Sawirro}

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa safarka...

Ugu Akhris Badan