Benaadir

Ciidamada amniga Dhuusamareeb oo gacanta ku dhigay Khamri tiro badan.

Howlgal culus oo ciidamada amnigu ay ka sameeyeen goobo si gaar ah loogu tuhmayo in lagu qariyo khamriga ayaa galey dhowr guri oo Ku...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay dilka guddoomiye ku xigeenkii Amniga Shabeellada Dhexe oo xalay la dilay.

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Hirshabelle ayaa lagu yiri:- Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare, oo ku hadlaya...

Guddoomiyaha gobolka oo ka hadlay saameynta roobabkii ka da’ay caasimadda.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed {Filish} oo sheegay in roobabkii ka dagay caasimadda ay biyo fariisteen wadooyinka qaar isla markaa...

Haweenka Gobollada dhexe oo Xusul-duub ugu jira sidii ay uheli lahaayeen Qoondada Haweenka Galmudug+Sawirro

Doorka Dumarka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin siyaasadda iyo arrimaha kala duwan ee Bulshada ayaa diiradda lagu saaray shirar maalmahaan usocday Haweenka kunool degaannada Galmudug,...

Barnaamijka Kulanka todobaadka oo uu marti ku yahay taliyaha ciidanka booliska.{Daawo}

Si aad Wax badan uga ogaato is badalka taliska ciidanka Boolisku ku sameeyay shaqadii ka socotay xarunta baarista dambiyada ee CID daawo barnaamijka kulanka...

Ugu Akhris Badan