Benaadir

Daawo Barnaamijka kullanka todobaadka 15-11-2019

Wasiirka cadaaladda XFS Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay dadka u dacwa taga maxkamadaha argagixisada. https://www.youtube.com/watch?v=qWEWXMH6WT8

Bulshada iyo maamulka Gaalkacyo oo Maanta sagootiyay Gaadiid gargaar u sida Baladweyne

Waxaa Magaalada Gaalkacyo lagu sagootiyey Maanta 3 Gaari oo nooca Candhameydlaha loo yaqaan ah iyo Guddiga gargaarka deg-degga ee dhanka Caafimaadka oo ka kooban...

Daawo Barnaamijka kulanka todobaadka.

Barnaamijka waxaa todobaadkaan marti ku ahaa wasiirka beeraha iyo waraabka XFS Saciid Xuseen Ciid waxaana diiradda lagu saaray howlaha wasaaradda u qabsoomay iyo waajibaadka...

Dhismaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida Qeybta 21-aad oo meel wanaagsan maraya

Taliyaha qaybta 21-aad Gen; C/Casiis C/laahi Cabdi “Qooje” iyo Saakiisha Maxkamada Ciidanka Qalabka sida qeybta 27-aad ayaa kormeeray dhismaha xarunta Maxkamada ciidanka qalabka sida...

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Gobolleedka Hirshabelle Oo Lagu Amray Inay Dib Ugu Soo Laabtaan Jowhar

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Mudane Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa ku amray xildhibaanada baarlamaanka Dowlad Gobolleedka Hirshabelle inay  dib ugu soo  laabtaan magaalada Jowhar ee...

Ugu Akhris Badan