Daawo Barnaamijka kulanka todobaadka.

Barnaamijka waxaa todobaadkaan marti ku ahaa wasiirka beeraha iyo waraabka XFS Saciid Xuseen Ciid waxaana diiradda lagu saaray howlaha wasaaradda u qabsoomay iyo waajibaadka ka saaran u adeegida bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here