DHAGEYSO:Odayaal dhaqan oo ku baaqay joojinta dagaal beleed ka aloosan deegaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose

Date:

Odayaal ku sugan magaalada kismaayo ayaa ku baaqay joojinta xiisad colaadeed oo ka tagan deegaano katirsan gobolka Jubbada hoose kadib markii dad shacab ah oo xoolo dhaqato ah lagu dilay deegaanka Diif ee gobolka jubbada hoose.

 

 

Dadkaan reermiiga ah ayaa isku haysta dhul daqsimeed ku yaal degaankas oo midba midka kale uu sheeganayo in uu isaga leeyahay.

 

 

Odayashaan ayaa maamulka jubbland ka dalbaday in uu kala dhexgalo dhinacyada halkaas dirirta ku dhexmartay.

DHAGEYSO CODADKA ODAYAASHA.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo Ka tacsiyeeyay geerida marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud...