Galmudug

shir qaab dhismeedka Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo lagu qabtay Dhuusomareeb

Cadaado (SNTV), si loo sameeyo isla Xisaabtan iyo Fulinta Adeegyo Bulsho oo  Taya leh, ayaa Maanta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose ee Galmudug...

war murtiyeed laga soo saaray shirka hormarinta ganacsiga deegaanada Galmudug

Shir looga hadlayay horumarinta Ganacsiga deegaannada Galmudug oo muddooyinkii dambe ka socday Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaaladaasi, kaasi oo ka qeybgaleen ganacstada...

Shirka Madasha Horumarinta Galmudug oo ka furmay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug

Madashan Wadatashiga Horumarinta Galmudug ayaa waxaa ka soo Qeybgalay Ganacsato aad u fara badan kuwaasoo danaynaya Maal Gashiyada Deegaanada Galmudug. Waxaa Halkaasi ugu horayn ka...

Wasiirka Howlaha Guud ee Soomaaliya oo gaaray Deegaanno ka tirsan Galmudug

Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Soomaaliya Eng: Saadaq C/laahi Cabdi ayaa Maanta  gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb ku soo...

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo baaritaano caafimaad iyo daaweyn lacag la’aan ah u sameysay caruur iyo haween danyar ah.

Wasaarada caafimaadka Dowlad goboleedka Galmudug oo gacan ka heleysa Hay’ad lagu magacaabo Childbirth Survival international (C.S.I) , ayaa markii u horeysay ka howl biloowday...

Ugu Akhris Badan