Galmudug

Madaxweyne Xaaf oo casuumay qaar ka mid ah Dhallinyaradii laga soo daayay Xabsiyada Caalamka

Waxaa Maanta xaflad soo dhawayn ah loogu sameeyay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamul Goboleedka Galmudug Konton ka mid ah Dhallinyaradii dhawaan laga soo daayay...

Maamulka Galmudug oo kulamo nabadeed la qaatay Odayaasha Caabudwaaq.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey)  iyo wafdi uu hoggaamainayo oo Maalmahan socadal nabadeed ku marayay degaanno ka tirsan Gal-gaduud ayaa kulamo la qaatay...

Madaxweyne Xaaf oo dhuusamareeb ka furay shirka dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-sunna (SAWIRRO).

Madaxweynaha dowlada goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa magaalada dhuusabareeb ee xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimadda Galmudug ka furay shir...

Galmudug oo dhisaysa Dekadda magaalada Hobyo” Sawirro”

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane C/qaadir Cali Jaamac Qalabxoor oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Galmudug ay...

Ugu Akhris Badan