war murtiyeed laga soo saaray shirka hormarinta ganacsiga deegaanada Galmudug

0
87

Shir looga hadlayay horumarinta Ganacsiga deegaannada Galmudug oo muddooyinkii dambe ka socday Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaaladaasi, kaasi oo ka qeybgaleen ganacstada Gobolka Madax ka tirsan Maamulka Galmudug.