Galmudug

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo wehliyo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Maxamuud Cabdi Kaarshe ayaa kulan muhiim ah la...

Madaxweynaha ayaa kala hadlay Saraakiisha Africom Xoojinta Howlgalka ka dhankaa Kooxda Khawaarijta Al-shabaab, isla markaana ay labo jibaaraan Taageradooda dhinacyada Duqeymaha Cirka iyo Howlgalka...

Ilyaas Sheikh Axmed Ibraahim ayaa ku soo baxay doorashada Kursiga #Hop147

Ilyaas Sheikh Axmed Ibraahim ayaa ku soo baxay doorashada Kursiga #Hop147 ee deegaan Doorashadiisu tahay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug isagoo kaga...

Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka difaaca XFS oo kormeeray Xarumaha adeegyada Bulshada ee Xarardheere

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, Wasiirka Gaashaandhiga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug, ayaa kormeer ku soo...

Wasiirka wasaaradda cadaalada iyo arrimaha Garsoorka dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Fiidow ayaa xilalka ukala wareejiyey maareeyihii hore ee Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb

asiirka wasaaradda cadaalada iyo arrimaha Garsoorka dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Fiidow ayaa xilalka ukala wareejiyey maareeyihii hore ee Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb Cabdulaahi Xasan...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka tacsiyeeyay geerida Suldaan Cabdullaahi Maxamed Salaad

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa uga tacsiyeeyay umadda Soomaaliyeed, geerida ku timid Allaha u naxariistee Suldaan Cabdullaahi Maxamed Salaad Ducaale...

Ugu Akhris Badan