Galmudug

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa u hambalyeeyay  dhammaan qeybaha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka...

Masuuliyiin kala duwan oo goordhaw gaaray degmada Xarardheere

Xildhibaano ka tirsan golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo saraakiil ayaa maanta gaaray degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Wefdiga dowladda ee...

Sawir hadlaya “Kaalay aan ku tusee”

Halkaan waa Gobalka Mudug, ninka dharka Shacabka ah wata waa oday Deegaanka ah, waxaa daba socda Cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo Daraawiishta Galmudug. Odaygu...

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga iyo horumarinta Dagmada Hobyo oo Galkacyo lagu qabtay maanta 

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga iyo horumarinta Dagmada Hobyo oo Galkacyo lagu qabtay maanta Kulankaan oo ay soo agaasimeen odayaasha dhaqanka oo uu hogaaminayay suldaan...

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo wehliyo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Maxamuud Cabdi Kaarshe ayaa kulan muhiim ah la...

Madaxweynaha ayaa kala hadlay Saraakiisha Africom Xoojinta Howlgalka ka dhankaa Kooxda Khawaarijta Al-shabaab, isla markaana ay labo jibaaraan Taageradooda dhinacyada Duqeymaha Cirka iyo Howlgalka...

Ugu Akhris Badan