Galmudug

Kaaraan oo waji kale u yeeshay tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)- Caawa waxaa wada ballansanaa degmooyinka Kaaraan & Gaalkacyo oo ka kala tirsan Benaadir iyo Mudug. Qorya tuur kadib degmada Kaaraan ee gobalka Benaadir ...

Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug oo kormeeray isbitaal

Dhuusa-mareeb(SNTV);- Madaxa Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir ayaa Maanta Kormeerkan ku tagay Isbitaalka Guud ee Gobolka Galgaduud, wuxuuna u kuur galayey Xaaladaha...

Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo Xafiisyo ka furatay Goldogob iyo Qardho

Muqdisho-(SNTV)-Magaalooyinka Qardho iyo Goldogob oo ka kala tirsan Gobollada Mudug iyo Bari ayaa Maanta laga furay Labo Xafiis oo laga bixinaayo Baasaboorrada iyo Kaararka...

Taliye ku-xigeenka Booliska gaarka ah ee Galmudug oo gaarey magaalada Hobyo

Hobyo(SNTV):–kormeerkan oo ahaa mid loogu kuur galayay howlaha shaqo ee ciidanka Booliiska degmada Hobyo, islamarkaana la xariira dadaalada sugidda iyo adkaynta ammaanka ayaa waxaa...

Xasilinta deegaannada dowlad Goboleedka Galmudug oo laga hadlay

Muqdisho (SNTV) -Barnaamijkan looga hadlayo xasilinta Deegaanadana Galmudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhusamareb waxaana soo qaban qaabiyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dowlad Goboleedka Galmudug...

Ugu Akhris Badan