Galmudug

Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay xarunta Qaramada Midoobay ee Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo ku xigeenka erygeyga gaarka ah ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho ayaa si...

madaxweynaha dowladda galmudug oo la kulmey u qaabilsanaha UNHCR ee soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Magatte Guisse oo ah u qaabilsanahay UNHCR ee Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali...

Xildhibaanno kormeeray xaafadaha degmada Galcad ee G/Galgaduud. {SAWIRRO}

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federaalka  Soomaaliya oo ku sugan deegaannada khawaarijta laga xoreeyay ayaa kormeeray Magaalada Galcad ee gobalka Galgaduud. Xildhibaan Yaasiin Fareey iyo Xildhibaan...

Howlgaladii ugu dambeeyay iyo deegaano cusub oo Khawaarijta laga saaray {SAWIRRO}

Ciidanka xooga dalka ayaa cagta mariyay ku dhowaad 10 tuulo oo hoostaga Dagmada Galcad ee gobolka Galgaduud 48 saacadood ee la soo dhaafay. Taliyaha Guutada...

Ugu Akhris Badan