Howlgal Khawaarij badan lagu laayay oo saaka ka dhacay Koofurta Mudug.

Date:

Howlgal qorsheysan oo lagu laayay maleeshiyaad Khawaarij ah ayaa saaka ka dhacay deegaanka Samatar Madow oo u dhaxeeya magaalooyinka Caad iyo Camaara.

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay howlgalkaan oo jab xoogga saaka lagu gaarsiiyey Khawaarij isku aruursaneysay deegaankaas.

Goor dhow la soco faah-faahin ku saabsan howlgalkaan iyo Khasaaraha kala duwan ee gaaray  Khawaarijta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay daabulidda qalabka codbixinta.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay dayactirka Warta Boondheere. 

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fulisay deegaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan.

Muqdisho, Diseembar 16, 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda...

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Ololaha Tallaalka Cudurka Gowracatada

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...