Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya.

Date:

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Mudane Mehmet Yilmaz.

Kulanku wuxuu ku saabsanaa salaan sharafeed iyo hambalyo ku aadan dib u doorashada Guddoomiyaha oo uu safiirku u waday,Guddoomiyaha, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblumaasiyaddeed ee labada Dal.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has returned to the...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed...