Amniga

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay Xubin ka tirsan argagixisada Al shabaab oo Khabiir ku ah Qaraxyada

Muqdisho (SNTV) Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay Xubin ka tirsan Argagixisada Alshabaab oo Khabiir ku...

Wasiirka Amniga XFS oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayo dardar gelinta howlaha shaqo ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Muqdisho (SNTV);- Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow “Ducaale” ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfuray shirka saddex bilood laha ee Hay”adda socdaalka...

Ciidanka ammaanka oo gacanta ku dhigay Shabakad Ku Howlaneed Daabicista Lacag Faalso Ah

Muqdisho (SNTV):-Ciidamada Amaanka ayaa Khamiistii lasoo dhaafay oo ay taariikhdu ku beegnayd 18/10/2018 garoonka Muqdisho ku qabtay shakhsi doonayay in halkaasi kala dhoofo lacag...

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo kormeeray fariisimo ay ciidamada Dowladda ku leeyihiin duleedka Kismaayo

Muqdisho (SNTV);- Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indho Qarshe oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa maanta kormeeray Fariisimo ay leeyihiin...

Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay dhagar-qabe ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho (SNTV);- Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku dhigay dhagar-qabe ka tirsanaa Maleeshiyada Al-Shabaab, kaasi oo ku dhuumaaleysanayay nawaaxiga Degmada Afgooye. Qoraalka kooban oo lagu daabacay...

Ugu Akhris Badan