Dable Xoogga Maxamed Cabdixakiin Maxamed Saalax Ganeey ayaa lagu soo eedeeyay in uu dil kas u geystay Saaxibkiis marxuum Ex Dable Xoogga Cabdulaahi Maxamed...
Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa aruurinta lacagaha baadda ah ee ay ka qaadaan shacabka deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug Ismaaciil Aadan Maxamed ayaa lagu qabtay...
Ciidanka amniga ee ku sugay Deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay Shidaal iyo Raashin ay si qarsoodi ah ku gudbisanayeen kooxaha...