Amniga

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeybalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka...

SAWIRRO:Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal oo laamaha Amniga ugu Baaqay Adkeynta Amnig Magaalada garoowe.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal Ee Maamulka Puntland Hussein Cali Maxamuud Ayaa maanta Shir Gudoomiyay Shirka Sarakiisha Amniga Gobolka  Nugaal. Sarakiisha Amniga Ayaa Warbixino Ka...

Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida oo waaran soo qabasho ah u jartey Saraakiil ka qayb qaatay weerarkii Dhuusamareeb ay kusoo...

Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida qeybtayda Galmudug ayaa waaran soo qabasho ah u jartey Saraakiisha hoos ku xusan oo ka qayb qaatay...

Madaxweynaha galmudug oo ciidamada qalabka sida uga mahadceliyey guulihii ay ka soo hoyeen dagaalkii kooxda ahlusunna.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay talisyada ciimadada kala duwan ee qalabka sida. Kormeerka madaxweynaha ayaa waxaa ku wehlinayay wasiiro...

SAWIRRO:Guddoonka Golaha shacabka oo shahaado sharaf gudoonsiiyey Guddoomiyihii guddiga Amniga Doorashooyinka.

Guddoonka golaha shacabka BJFS  ayaa shahaado Sharaf guddoonsiiyay Guddoomiyihii guddiga Amniga Doorashooyinka ahna Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo Taliyaha...

Ugu Akhris Badan