Amniga

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  iyo Saraakiil kale oo Maanta safar ku tagey Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye guuto Odowa Yuusuf Raage  iyo Saraakiil kale ayaa Maanta safar Howlo shaqo ah ku tagey Deeganka Goofgaduud Buurey...

SAWIRRO:Laamaha Amniga Degmada Deyniile oo xalay gacanta ku dhigay Dad isticmaalayey Maandooriyaal iyo Ciyaalweero.

Ciidamada Amniga Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir sida Nabad sugida,Booliska oo kaa shanaya Maamulka degmadaas ayaa xalay Howlgalo dad badan lagu qabtay Waxa ay...

Ciidmada Xoogga Dalka oo deegaanka Janaale ku soo bandhigay Xubin katirsan Al-shabaab.

Taliska ururrada 83-aad iyo 84-aad, guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka oo ku sugan degaanka Janaale ayaa soo bandhigay Cusmaan Xasan Hiraab oo...

Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay Sarakaal sare oo katirsan Argagixisada Al-shabaab.

Ciidanka Kumaandooska Danab Gàar Ahaan Ururka 5aad Guutada 16'aad CXDS Iyo Kuwa Nabadsugida Maamulka Jubaland Ayaa Howlgalo lagu baacsanyo Argagixisada Ka waday malmahan Deeganada...

DHAGEYSO:Booliska Soomaaliya oo muqdisho ku qabtay kooxo Burcad ah.

Muqdisho-31-5-2022 - Ciidamada Booliska Soomaaliya Ayaa xalay howlgalo dad farabadan lagu soo qabqabtay Waxa ay  ka sameeyen Xaafado katirsan degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid ee...

Ugu Akhris Badan