Amniga

Howlgal Khawaarij badan lagu laayay oo saaka ka dhacay Koofurta Mudug.

Howlgal qorsheysan oo lagu laayay maleeshiyaad Khawaarij ah ayaa saaka ka dhacay deegaanka Samatar Madow oo u dhaxeeya magaalooyinka Caad iyo Camaara. Wasiirka Gaashaandhigga XFS...

Ciidanka Amniga Jubbaland oo Howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka sameeyey Beledxaawo.

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ee ka howlgala degamda Baladxaawo ayaa saaka sameeyay hawalgal guud oo lagu xaqiijinayo amniga degmada Baladxaawo ee Gobolka...

Dagaal u dhexeeya Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga deegaanka oo is garabsanaya iyo Khawaarijta oo ka socda Deeganka jeex jeex iyo buurta yacgoos oo...

Dagaal u dhexeeya Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga deegaanka oo is garabsanaya iyo Khawaarijta ayaa ka socda Deeganka jeex jeex iyo buurta yacgoos oo...

NISA oo soo bandhigtay Maleyshiyaadka safka Khawaarijta ka soo baxay {SAWIRRO}

Ciidanka Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Koofur galbeed ayaa maanta soo bandhigay afar xubnood oo ka tirsanaa Khawaariijta kuwaas oo isi soo dhiibay ciidanka. Xubnahaan ka...

Ciidanka xoogga dalka oo Khawaarijta ka sifeeyey deegaano ka tirsan Shabeellada dhexe iyo Galgaduud.

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 24aad ee khalid binu waliid ayaa maanta Howlgalo kasameysay Hoowdka u dhaxeeya Cali heele iyo Daarunimco halkaas oo...

Ugu Akhris Badan