Amniga

Booliska Mudug oo Lacag Duldhigay Maxaabiis Baxsad ah.

Taliska Boosliska Gobolka Mudug ee Puntland Ayaa Shaaciyay Inay Xabsiga Galkacyo aay Ka Baxsadeen Tiro Maxaabiis ah Oo Xukuno Kala Duwan Ku Xukunaa... Qoraal Lagu...

(SAWIRO)Ciidanka NISA oo muqdisho ku qabtay waxyabaha qarxa iyo kooxihii watay

Muqdisho,12,7,2022:Ciidanka Gaarka ah ee Nabad Sugida ayaa howlgalo qorshaysan ka sameeyay daafaha magaalada iyo degmooyinka Hilwaa iyo Kaxda ee magaalada Muqdisho. Howlgaladaan oo lagu baacsanayay...

Madaxweynaha Jubbaland Oo Booqday Jiidda Dagaalka. +SAWIRO.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane  Ahmed Mohamed Islaam ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay munaasabada ciida awgeed Ciidamada darawiishta Jubaland ee ku sugan jiida...

[DAAWO]Ciidanka Gaarka ah ee NISA oo howlgallo ka sameeyay qeybo katirsan degmooyinka magaalada Muqdisho

MUQDISHO-5-7-2022-:Ciidanka Gaarka ah ee NISA ayaa howlgalo ka sameeyay degmooyinka Howlwadaag, Wartanabadda, Yaaqshiid, Kaaraan iyo qaybo kale oo ka tirsan magaalada Muqdisho. Howlgaladaan ayaa ka...

Deegaanka Wisil oo maanta martigalisay munaasabadda Xuska iyo Ducada Shuhadadii ku geeriyootay dagaalada Lagu la jiro Argagixisada Al-Shabaab

Muqdisho-Juun-28-6-2022:Deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug  waxa ay  maantay martigalisay munaasabadda Xuska iyo Ducada Shuhadadii ku geeriyootay dagaalada Lagu la jiro kooxda Nabad-diidka ah ee...

Ugu Akhris Badan