Amniga

127 ka mid Ah Alshabaab oo lagu Dilay Gobolka Hiiraan

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Janeraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in argagixisada laga saaray degaannada iyo degmooyinka gobolka Hiiraan intooda badan soona...

Howlgalo ka Bilowday Deegaanka Booco oo Shalay Alshabaab laga Saaray. (SAWIRO)

Deegaanka booco oo shalay Ciidamada Dowlada iyo kuwa dib u xureynta deegaanka ay kala wareegeen Maleesshiyaadka Argagixisda Al-shabaab waxa ay saaka kawadaan howlgalo lagu...

10-ka Mid ah Argagixisada alshabaab Oo Lagu Qabtay Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ciidamada ammaanka, gaar ahaan kuwa Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ay gacanta ku dhigeen 10 ruux oo ka tirsan...

Ciidanka XDS oo Ku baxay dad shacab ah oo argagixisadu ay ku qarxisay Hiiraan.

Cidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kubaxay deeganka Yasoman ee gobolka Hiiran halkas oo dad shacab ah qarax lagula eegtay xilli ay marayeen wadada deeganka...

Shirka golaha Wasiirrada oo looga hdlay arrimaha amniga iyo Abaaraha

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay arrimaha Amniga...

Ugu Akhris Badan