Amniga

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha...

Ciidanka XDS oo fashiliyay Miinooyin ay aaseen Argagixisada

Ciidamada deegaanka KM 50 ee gobolka Shabeellada hoose ayaa fashilayay miino ay kooxda dhaqar-qabayaasha Al-Shabaab ku aaseen inta u dhexeysa Muuri iyo km 50   Ciidamada...

Taliye Farxaan Qaroole oo ku Shadiiday Shabeelaha Dhexe.

Ilaahay ha unaxariistee waxaa saaka ku shahiiday howlgal lagula dagaalamayey  khawaarijta S/Guuto Shahiid Farxaan Maxamuud Aadan ,Taliyihii Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir. Howlgalka ayaa...

Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo 10 Qodob ku Heshiiyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddo labo maalmood ah Booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya, kaddib...

Ciidanka Dowlada Oo Lawareegay Deeganka Basra.

  Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Basra ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgal Qorsheysan Waaberigii Saakay ay Deegaanka Basra ay ka fuliyeen Ciidamada...

Ugu Akhris Badan