Amniga

TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA OO BOOQDAY GAADIID LOO DIYAARIYAY ADEEG DADWEYNE.

TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA OO BOOQDAY GAADIID LOO DIYAARIYAY ADEEG DADWEYNE. Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa soo indha indheeyay fulinta qorshihii dib u habeynta Gaadiidka...

Taliyaha Boliiska oo booqday qorshaha dayactirka Akademiyada General Kaahiye {SAWIRRO}

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya, Sareye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa booqday qorshaha dayactirka iyo dib u naqshadeynta dhismaha Akademiyada Boliiska ee Sareeye Guuto Kaahiye....

Magac walba oo ay noo bixiyeen, maanta iyaga ayaa shalaay jooga (Warbixin).

Bilowgii so ifa-bixida Khawaarijta Al-shabaab, waxay soo saareen go’aanno ah ciddii salaanta ciidanka in la dili doono, go’aankaas ayaa ahaa mid lagu kala fogeynayo...

Howlgal lagu dilay tiro Khawaarij ah {Warsaxaafadeed}

Hawlgal qorshaysan oo Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen degaanka Cali Fuuto ee hoos taga degmada Kurtun...

Kulan looga hadlayay dardar gelinta dagaalka khawaarijta oo Muqdisho lagu qabtay {Sawirro}

Kulan looga hadlayay sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka khawaarijta ayaa maanta ka qabsoomay xarunta ciidanka howlgalka wadajirka ah ee Dowladaha Safka hore oo...

Ugu Akhris Badan