Amniga

Mareykanka”Waxaan qaarijinay 27 Al-shabaab kamid ah”

Muqdisho (SNTV)- War ay soo saartay Dowladda Mareykanka ayaa lagu faah faahiyay duqeymo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo ciidamada Mareykanku ay ka fuliyeen...

Madaxweynaha oo Baydhabo ka furay shirka Amniga 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor-dhow ka furay Magaalada Baydhabo Shirka Golaha Amniga Qaranka. Shirkan oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Soomaaliya...

Shirkii Golaha Amniga Qaranka oo maanta ka furmaya Baydhabo

Baydhabo(SNTV) Shirkii Golaha Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,kaasi oo ay ka qeybgalidoonaan madaxweynaah iyo Raiisul Wasaaraha Dalka,madaxda dowlad...

RARKA GUDAHA Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu hoggaaminiyo oo gaaray Magaalada Baydhabo.

Baydhabo(SNTV):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaas oo maalinta berri ah uu si rasmi ah uga furmayo Shirka...

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo si weyn loogu soo dhoweeyay Baydhabo

Muqdisho(SNTV):-Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 3 June 2018 si diiran...

Ugu Akhris Badan