Amniga

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad sugida Suudaan oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho(SNTV);- Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka dalka Suudaan Gen. Salah Abdalla Maxamed Gosh ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda...

Hoggaamiyihii Daacish oo Afghanistan lagu dilay

Dowladda Afghanistan ayaa sheegtay in la dilay hoggaamiyihii kooxda Daacish kaddib duqeyn dhinaca cirka ah oo laga fuliyey xadka ay wadaagaan waddamada Afghanistan iyo...

Gabadhii Soomaaliyeed ee ugu horaysay oo loo xiray Darajada Sarreeye Guuto

Muqdisho(SNTV): — Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudne Xasan Cali khayre oo wakiil ka ah madaxweynaha jamhuuriyadda, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa darajada Sarreeye Guuto...

Askar iyo Saraakiil loo xiray Musuq

Muqdisho (SNTV)- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in 28 Xubnood oo isugu jira Ciidamada dowladda iyo saraakiil ciidan loo xiray falal la...

Mareykanka: amniga Soomaaliya cuddud ciidan Kaliyah xal uma ahan

Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in xalka Amniga ee Soomaaliya uusan noqon Karin oo Kaliyah Cuddud ciidan. Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa dhowaan Safiirka  Mareykanka...

Ugu Akhris Badan