Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

War-murtiyeed kasoo baxay shirka madasha aragti wadaagga Soomaalida ee lagu soo gaba-gabeeyay Jabuuti

-Shirkii Aragti Wadaagga Soomaida ee ka socday Dalka Jabuuti oo Maanta lagu soo gaba-gabeeyay Caasimadda Djibouti ayaa waxaa laga soo saarey war-murtiyeed. Shirka oo socday...

Wafdi uu hoggaminayo Guddomiye ku-xigenka 1-aad ee Barlamanka oo gaaray Baydhabo

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane; Cabdiwali Ibraahim Sh, Muuddeey iyo wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goordhow Gaaray Magaalada Baydhabo. Guddoomiyaha...

Ciidamadda amniga oo Fashiliyay Qaraxyo lagu aasay Boosaaso

Hay'addaha  Ammaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa ku guuleystay inay fashiliyeen qaraxyo ladoonayay ay doonayeen in ay ku  waxyeeleyaan Al-shabaab  dadka shacabka ee ku nool ...

Gacan ku dhiigle dilka geystay Dhuusamareeb.

Sida uu noo xaqiijiyay wariyaha warbaahinta Qaranka uga soo warama Dhuusamareeb Maxamed Deeq Cabdi Maxamed, waxaa xalay magaalada Dhuusamareeb ka dhacday dil argagax leh...

Ciidamada XDS oo ka hortagay weerar ay maleeshiyaadka Shabaab ku soo qaadeen degmada Balcad.

Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Shabaab ayaa waaberigii saaka isku dayay in ay weerar gaadmo ah ku soo qaadaan fariisin ay ciidamada XDS ku leeyihiin...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...