Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

SAWIRO:Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Jubaland.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam. Labada masuul ayaa waxa  ay ka...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo gudoomiyey shir looga Hadlayey arimaha Abaaraha.

Madaxweynaha JFS Mudane Hassan sheikh  Maxamuud ayaa maanta gudoomiyey shir deg deg Ah oo looga hadlayey xaalada abaaraha dalka ka Jira. Kulankaan waxaa goobjoog ka...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo la kulmay Gudoomiyaha Golaha shacabka BJFS.

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay guddoomiyaha golaha shacabka BJFS. kulankaan ayaa ahaa mid ay uga wadatashanaayaan xilligaan kala guurka ah. Waa...

Madaxwene Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya.

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya Ambassador Hassan bin Hamza Hashem. Hassan bin Hamza Hashem ayaa...

SAWIRO:Madaxweynaha JFS oo maanta  la kulmay safiirka dowlada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya.

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta  la kulmay safiirka dowlada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya. Kulanka oo ahaa salaan iyo Hambalyo ayaa safiirka waxaa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...