SAWIRO:Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Jubaland.

Date:

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Labada masuul ayaa waxa  ay ka wada hadleen gebagebada howshii doorashada dalka ee guushah ku soo dhammaaday.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyay sidii uu hoggaamiyay howshii doorashada dalka iyo dhabar adeygii uu muujiyay si uu uga miro dhaliyo doorashadii dalka oo ku soo dhammaaatay si nabad ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

DHIIG, MURUGO IYO CAFIS: SAFARKAYGII DEEGAANNADII COLAADDA GALGADUUD

SAWIRKAN WAA TURBI OO HOOS TAGTA DEGMADA BALANBALE Waxaa jira...

Sarkaal Boolis ah oo ka badbaaday weerar hubeysan oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya: – Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed...

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...