Munaasabad Maanta ka dhacday Madaxtooyada Soomaaliya waxaa Madaxweynihii hore ee dalka Ee xilka ka dagay Maxamed Abdullaahi Farmaajo Xilka si rasmi Ah ugu wareejiyey...
Madaxtooyada Soomaaliya waxaa ka soconaya u diyaargarowgii ugu dambeeyay ee xafiiska Villa-Soomaaliya loogu wareejinayo Madaxweynaha Cusub ee dalka Hassan Sheekh Maxamuud.
Xaflada xil wareejinta ayaa...