Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBABAXAY DALKA TURKIGA.

Muqdisho, Luulyo 03, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka...

Madaxweynaha Jubbaland oo maanta la kulmay saraakiisha ciidanka Amniga

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan safar shaqo ku jooga degmada Dhoobleey ayaa maanta la kulmay saraakiisha ciidanka Amniga. Kulanka ayaa waxaa...

Ra’iisulwaasare Hamse oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiskiisa.

Muqdisho-3-7-2022Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha u magacaabay Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr isagoo uga...

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo maanta la kulantay xubnaha Guddiga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka

Muqdisho,3,7,2022:Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dr. Fawziya Abiikar Nur, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Abdinasir Mukhtar Ibrahim iyo qaar kamida Agaasimayaasha waaxaha ayaa kulan la...

[DHAGEYSO] Waxaa maanta Aas- Qaran Hargaysa loogu sameeyey marxuumad Khadra Daahir Cige

MUQDISHO,3-7-2022:Waxaa  maanta Aas Qaran loogu Sameeyay qabuuro ku yaal duleedka Magaalada Hargaysa Fanaanadii Caanka ahayd Khadra Daahir Cige Alle Naxariistii Jano ha ugu Deeqee. Waxa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...