Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo tacsiyadeeyey geeridii ku timid Allah u Naxriistee Xildhibaan hore Daahir Xasan Guutaale

Muqdisho Oktoobar 09,2022: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, ehelada...

Faah-faahino ka soo baxaya Qarax Sababay Dhimasho iyo dhawaac oo ka dhacay kaalin shidaal

Inta la xaqiijiyay in 10 qof ay ku dhinteen qarax ka dhacay kaalin shidaal oo ku taalla gobalka Donegal ee dalka Ireland.dadka dhintay ayaa...

Masuuliyiin katirsan Dowladda federaalka iyo Hiirshabelle oo gaaray degmada Maxaas

Masuuliyiin katirsan Dowladda Dhexe iyo dowladd goboledka Hiirshabelle ayaa gaaray degmada maxaas ee gobolka Hiiraan ,waxaana wafdigaas hugaaminayo  Xildhibaan Maxamed Buraale iyo wasiirka Arrimaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxda dalka Uganda kala hadlaya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho kujooga dalka Uganda ayaa waxaa la filayaa in uu wada-hadallo la yeesho Madaxda dalkaas oo uu ugu...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la xiray barihii internet-ka ee argagixsida ay ku baahin jireen fariimahooda

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Shirkadaha bixiya adeegga Internetka ku amartay in la xiro dhammaan baraha bulshada oo ay Al-Shabaab wax ku baahiyaan. Qoraal...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...